10 Cunno Oo U Wanaagsan Koritaanka Caruurta
Xubinteena labaad ee barnaamijka caafimaadka Wargeyska Dawan todobaadkan waxa aynu ku soo qaadanaynaa 10 cunto oo koriinka caruurta u wanaagsan, kuwaasi oo ay mudan tahay in loohu dedaalo caruurta waxkhtiga ay ku jiraan koriimada. Xubinta labaad waxa aynu mid mid u soo qaadan doonaa 10-kan cunto iyo faa’iidooyinka ay u leeyihiin koriinka caruurta iyo caafimaadkooda….
Muhiimada Eey Waxbarashadu Leedahay
Aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku horumarikaraan waxayna laga maarmaan ay u tahay nolosha binu’aadamka. Aqoontu waxay dhistaa guri aan tiir lahayn jaahilnimada ama aqoondaridu waxay bur-burisaa guri sharaf iyo barwaaqo ay ku nool yihiin dadkiisa. Dhamaan umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihiin xaalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha…